Madaxweyne Biixi oo Odayaasha Hawiye ku wareejiyay Maxaabiis uu cafis u fidiyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay qaabilay wefti madax-dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha dhaqanka ee beelaha Hawiye, Mudane Maxamed Xasan Xaad. Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay madax-dhaqameedka ka socda beelaha Hawiye oo ka qabsoomay xalay xarunta qasriga madaxtooyada  Somaliland, ayey bahda dhaqanku madaxweynaha ugaga mahad celiyeen cafiska uu u fidiyey 19 maxbuus … Continue reading Madaxweyne Biixi oo Odayaasha Hawiye ku wareejiyay Maxaabiis uu cafis u fidiyay (Daawo Sawirada)